DHEGEYSO-Barnaamijka dibudhiska cisbitalka Galkacyo ee Radio Daljir.

Galkacyo, Oct 01 2016–Xarumaha kala duwan ee Radio Daljir ayaa kaalin muhiim ah ka qaatay dibudhiska cisbitalka guud ee Magaalada Galkacyo waxaana Idaacadda si toos ah uga baxay barnaamij gaar ah oo dhaqaale loogu ururinayey Cisbitalka.

Daadihiye Jamaal Faarax Aadan.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com