DHEGEYSO Barnaamij gaar ah oo ku saabsan Heshiiskii Madaxweyne Gaas iyo G. Gobolka Barri Gallan. Oct 28 2016

Carmo, Oct – 28 – 2016 – Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamij gaar ah oo aan kaga hadli doono, heshiis ay degmada Carmo ku gaareen Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo gudoomiyihii hore ee gobolka Bari C/samad Gallan.

Barnaamijkaan waxaa idinla socodsiinaya wariye Xassan Haylka oo kasoo jeedinaya Daljir xarunteeda Boossaaso, Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com