Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Barnaamij Gaar ah furitaanka kalfadhigii 38aad ee barlamaanka Puntland.

Garoowe, Oct 29 2016–Kusoo dhowaada barnaamij gaar ah oo aan kusoo qaadanayno daahfurka kalfadhigii 38aad ee barlamaanka Puntland oo uu maanta daahfuray madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. 

Soo jeediye Cabdixakiin Xuseen Xasan.

https://daljir.com//resources3/files/Barnaamij%20Gaar%20ah%20Garoowe%20kalfadhgii%20Baarlamaka%20By%20abdi%20Xakiin%20.mp3?_=1
Exit mobile version