DHEGEYSO-Barlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan yeelanaya.

Muqdisho, Aug 17 2016—Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho.

Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud habdhowraha guud ee barlamaanka Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in kulanka Baarlamaanka ee maanta uu hor-yaallo ajandayaal dhowr ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com