DHEGEYSO-Barakacayaasha kunool Buuhooodle oo gurmad lagaarsiiyey.

Buuhoodle, Dec 10 2016-Qaar kamid ah barakacayaasha kunool magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa waxaa lagaarsiiyey gurmad ballaaran, xilli ay kajirto goobaha ay kunool yihiin xaalad adag oo dhanka nolosha ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com