DHEGEYSO-Bangiga aduunka oo mushahar u bilaabaya macalimiinta Puntland.

Garoowe, Aug 13 2016-Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland waxaa maanta ka daahfuray kulan looga hadlayey sidii wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ay wasaaradda maaliyadda iyo bangiga aduunka ugu gudbin lahayd tirada dhabta ah ee macalimiinta kashaqaysa deegaamada Puntland.

Warbixin Cabdixakiin Xuseen Xasan..

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com