Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Bandhig buugeed lagu soo xiray Magaalada Garoowe.

Garoowe, July 31 2016-Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa soo xiray bandhig buugeed mudo dhowr cisho ah kasocdey magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayna ka qaybgaleen qoralayaal kala duwan.

https://daljir.com//resources2/files/Maadxweyne%20Ku%20Xigeenka%20Puntland.mp3?_=1
Exit mobile version