DHEGEYSO-Banaanbax kadhan ah dadka Itoobiyaanka ah oo kadhacay Garoowe.

Garoowe, Sep 15 2016–Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa saaka waxaa kadhacay banaanbaxyo xoogan oo looga soo horjeedo dadka Itoobiyaanka ah ee kusoo qulqulaya magaaladaasi.

Dibadbaxaani ayaa waxaa kasoo qaybgalay boqolaal kamida ah shacabka kunool magaalada Garoowe oo diidanaa dadka Itoobiyaanka ah oo siweyn ugu soo qulqulaya magaalada Garoowe.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com