DHEGEYSO-Bahda waxbarashada Puntland oo loo fasaxay banaanbax roob doon ah.

Garoowe, Mar 15 2017-Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland Pro Abshir Aw-yuusuf Ciise oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Garoowe ayaa fasaxay shaqaalaha wasaaradda iyo macalimiinta dalka.

Pro Abshir Aw-yuusuf Ciise, ayaa sheegay in tallaabadaan ay ku fasexeen shaqaalaha iyo macalimiintu ay salka ku hayso sidii bahda waxbarashadu ay kaalin uga qaadan lahayd isu soo baxyo roob-doon ah oo berry kadhacaya Puntland.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com