Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Alshabaab oo ilaa 10 guri ku gubey goboblka Shabeellaha hoose.

Afgooye, Oct 17 2016–Deegaanka Muuri ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo qiyaas ahaan 13 Kmd dhinaca Koofureed kaga beegan degmada Afgooye ayaa  Maanta dagan  d kadib markii xalay dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al Shabaab dhowr Jiho ay weerar uga qaadeen halkaas.

Weerarka ayaa ku bilowday kadib markii tiro Madaafiic ah Al Shabaab  deegaanka Muuri ku asqeeyeen, iyadoona uu xigay dagaal culus oo Al Shabaab iyo Ciidamada dowladda oo ku sugnaa halkaasi dhexmaray.

Mid ka mid ah wax garadka Deegaankaasi oo codsaday in magaciisa laqariyo sababo amni darteed oo lahadlay radio daljir ayaa xaqiijiyay in inkabadan 10 Guri ay ku gubteen alshabaab dagaalkaasi ka dhacay  deegaanka Muuri.
 

Wariye Xasan Heykal oo kusugan Daljir Bosaaso ayuu uwaramay

https://daljir.com//resources3/files/Waraysiga%20Bosaaso%20ee%20Goobjoogaha%20.mp3?_=1
Exit mobile version