HomeUncategorized

DHEGEYSO-Agaasime Tigaana oo ka warbixiyey tartanka maamulada ee kasocda Muqdisho.

Muqdisho, July, 16 2016 Magaalada Muqdihso ee xarunta dalka Soomaaliya ayaa waxaa maalinimadii shalay ka furmay tartanka ciyaaraha kubadda cagta ee maamulada Soomaaliya, waxaana kamid ah xulalka ka qaybgelaya kamid ah Puntland.

DHEGEYSO Warbixin-Dhalinyarada Soomaalidu Yurub Maka helaan shaqo.
Xaalada dhaawacyada wax ku noqday Qarax xalay ka dhacay Beledweyne oo aad looga dayrinayo
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo CC Geeddi.

Muqdisho, July, 16 2016   Magaalada Muqdihso ee xarunta dalka Soomaaliya ayaa waxaa maalinimadii shalay ka furmay tartanka ciyaaraha kubadda cagta ee maamulada Soomaaliya, waxaana kamid ah xulalka ka qaybgelaya kamid ah Puntland.

Hadaba agaasimaha dhalinyarada iyo ciyaaraha ee dowladda Puntland Axmed Cabdalle Tigaan, oo lasocda xulka Puntland ayaa Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin uga waramay arrimaha tartanka kasocda Muqdisho.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: