DHEGEYSO-Agaasime Tigaana oo beeniyey in Soomaaliland sanaadiiq keentay Sanaag.

(July 09 2016)-Agaasimaha Guud Ee Waasaradda  Ciyaaraha Puntland Axmed Cabdalla Tigaana Ayaa Wareysi uu Siiyay Radio Daljir kaga Warbixiyay Sfar  uu Ku Joogo Gobolka Sanaaag Gaar ahaan Magaalada Baran.

 
Agaasimaha ayaa Sheegay in Gobolka uu Horumar Badan Ka Socdo intuu Joogayna uu la Kulmay Bulshada Qeybaheeda kala Duwan  Isagoo Sheegay inay Dadku u Baahan yihiin Wax Qabad iyo In Ay Madaxdoodu La Kulmaan Si ay Baahiyahooda ugu Soo Gudbiyaaaan .
 
Dhanka kalena Tigaana ayaa Ka Jawabay Su.aal Ahayd in Maamulka Soomaliland uu Sanaadiiq Doorasho Keenay Gobolka Taas  oo uu Agaasimuhu Sheegay in Dadka Dega Gobolka Sanaag ay Yihiin Puntlander aysa Ogolaandoonin Cid Kale oo Gobolka ka Hawlgasho Taaas oo Maaamul kale Ka Socota.
 
Agaasimaha Waxaa Khadka Taleevanka Ku Wareystay Cabdi Xakiin Xusein Xasan oo Garoowe Jooga

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com