Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Agaasimaha guud ee W Waxbarashada oo kormeeray dugsiyada Burtinle.

Burtinle, Oct 04 2016–Wafti uu hogaaminayo agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland Maxamed Cabdulqaadir Cismaan  ayaa kormeeray dugsiyada waxbarashada ee degmada Burtinle.
 
Warbixin-Axmed Farateeb.
https://daljir.com//resources3/files/DALJIR%20KORMEER%20AGAASIMAHA%20GUUD%20EE%20W%20WAXBARASHADA%20PL.mp3?_=1
Exit mobile version