DHEGEYSO-Afhayeenka Madaxtooyada Puntland oo ka warbixinaya arrimaha gaadiidka xoolaha sida.

Garoowe, Sep 24 2016–Afhayeenka madaxtooyada dowladda Puntland oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey arrimaha go’aankii lagu joojiyey gaadiidka kasoo goosha xuduudka Puntland gaar ahaan gobolka Mudug, go’aamadii golaha xukuumadda iyo heshiiskii dhexmaray xukuumadda iyo ganacsatada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com