DHEGEYSO-Afhayeenka dowladda Puntland oo kahadlay dhaqangelinta awaamiirtii Galkacyo.

Galkacyo, Sep 10 2016-Afhayeenka madaxtooyada dowladda Puntland Cabdullaahi Maxamed Jaamac Quraan-jecel ayaa maanta kormeer kutegey goobo kuyaal magaalaa Galkacyo oo ay kasocdaan kala wareejinta xoolaha iyo badeecooyinka.

Cabdullaahi Maxamed Jaamac Quraan-jecel, ayaa kormeerka kadib waxa uu warbaahinta u sheegay in shaqadii kala wareejinta xoolaha iyo badeecooyinka magaalada Galkacyo oo lagu hirgeliyey wareegto dowladda kasoo baxday.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com