DHEGEYSO-Abwaan Cowd-gale oo tix gabay ah kudhiirigeliyey Xulka Puntland.

Garoowe, July 26 2016--Abwaan Cowd-gale oo kamid ah abwaanada ugu caansan geyiga Puntland ayaa tiriyey tixgabay ah oo uu ku baraarujinayo dhalinyarada gaar ahaan xidigaha Puntland ee ciyaarta finalka galabta ladheelaya Jubbaland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com