DHEGEYSO-Abaar aan horay loo arag oo ka taagan gobolka Sanaag.

Macag, Feb 19 2017-Deegaanka  Macag oo katirsan Gobolka Sanaag dhanka Puntland  ayaa Waxaa laga soomsheegaay in Halkaasi ay ka jirto Xaalad Bani aadinimo oo aad looga soo dayrinaayo gaar ahaan Xaalada Dadka ku sigan Deegaankaasi

Wararku waxay sheegayaan in deegaanka Macag ay kunool yihiin dad kor u dhaafaya shan kun (5,000) oo qoys, kuwaas oo qaarkood ka soo xeroodeen abaarta kajirta gobolka Sanaag.

Nabadoon Mursal Maxamuud Cabdi Waxa uu kamid yahay Wax garadka Deegaanka Macag  Wariye Xasan Heykal ayuu ugawaramay Xaalada Deegaanka sida ay tahay .

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com