DHEGEYSDHEGEYSO-Magaalada Beledweyne oo laga mamnoocay shirar siyaasadeed.

Beledweyne, Oct 16 2016–Madaxweynaha dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saaray war qoraal ah oo uu ku sheegay inaan magaalada Jowhar lagu qaban karin shirar siyaasadeed.

Maamulka dowladda ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay inay fulin doonaan amarka dowladda, ciidamaduna ay amar ku qabaan inay tallaabo ka qaadaan cidii jebisa, Cumar Laki man ayaa warbixintaan haya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com