DHEGEYS-Musharax Cali Taakow,*Dowladda federalka ah ciday rabto ayey rabtaa inay qabato xilka Hirshabeelle*.

Jowhar, Oct 15 2016-Gelinkii dambe ee shalay ayey ahayd markii xarunta uu kasocda shirka lagu dhisayo maamulka Hirshabeelle ay lawareegeen ciidamo hubaysan, oo taageersan mid kamid ah musharixiinta maamulkaasi.

Cali Xasan Taakow oo u taagan xilka madaxweyne ku-xiegenka Hirshabeelle ciidankaasina ay ka amar qaataan ayaa sheegay in dowladda federalka ah ay rabto inay xilka maamulkaas qabtaan xubno ay wataan.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com