DHEGAYSO: Wareysiga Radio Daljir la yeeshay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas oo dhammaystiran.

Bossaso, Feb 27, 2017 – Madaxweynaha dawladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo Isniin ah wareysi gaar ah siiyey Radio Daljir, wareysigaasi oo madaxweynuhu uga hadlay arrimo badan oo quseeya xaaladaha Puntland, iyo dawladda dhexeba.

Madaxweyne Gaas, ayaa ka hadlay waxqabadka xukuumaddiisa oo kooban, ammaanka Puntland, abaaraha baahsan ee ka jira dhammaanba gobollada Puntland, siyaasadda gudaha iyo dibedda iyo arrimo kale oo muhiim ah.

Wareysigiisa oo dhammaystiran hoos ka dhegayso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com