Site icon Radio Daljir

(DHEGAYSO) Safarka Madaxwaynaha Soomaaliya ee Asmara iyo booqashada Khayre (FALAN QAYN)

Madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo ayaa booqasho sadex maalin ah ku jooga magaalada Asmara ee xarunta dalka Eriteriya, waxaana booqashadan ay tahay tii ugu horaysay oo madaxwayne Soomaaliyeed uu ku tago dalkaasi, waxaana ay timid heshiis dhexmaray Itoobiya iyo Eriteriya.

Hadaba maxay ahmiyad ah oo booqashadan u xambaarsantahay Soomaalida, arrimahaasi iyo socdaalka Puntland ee raysal wasaare Khayre waxaana ka waraysanay Axmed Yuusuf Madoobe oo ka faalooda siyaasadda Bariga Afrika, Maxamud Cabdi Ibraahim ayuuna u waramay.
https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b5da972ff00007b0361968a/Axmed+Yuusuf+Madoobe+Faaleeye+siyaasaddasx.mp3?_=1
Exit mobile version