Dhegayso: Qaybtii labaad ee Barnaamijka Hiigsi iyo Hayaan iyo Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi

Bossaso, 07 Jan 2017: Barnaamijka Hiigsi iyo Hayaan oo ah taxane todobaadle ah, waxaa soo saaristiisa iska kaashaday Radio Daljir iyo Jaamacadda Bariga Afrika, kaasoo huwan hormarinta tacliinta iyo Higsiga hilinka toosan ee maamul hufnaanta.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0