HomeUncategorized

DHEEGYSO-Maamulka Marka oo beeniyey in Alshabaab magaalada maamulaan.

(July 13 2016)-Gudoomiyaha Magaalada Marko ee Maamulka Koonfur Galbeed Somalia Xasan Cumar oo la hadlay Radio Daljir ayaa beeniyay in magaalada ay maamulaan Alshabaab.

Ehellusuna Oo degniin u jeediyey ganacsatada cuntada ee Gedo iyo ciidamo howgal bilaabay
(DHAGEYSO) Barnaamijka Saaka & Dunida (Xarunta Boosaso)
Xoghayaha arimaha dibadda dowladda Ingiriiska oo booqasho kedis ah ku tagay Muqdisho,kulana la qaatay madaxwaynaha Dowladda KMG Soomaaliya.

(July 13 2016)-Gudoomiyaha Magaalada Marko ee Maamulka Koonfur Galbeed Somalia Xasan Cumar oo la hadlay Radio Daljir ayaa beeniyay in magaalada ay maamulaan Alshabaab.

Gudoomiyaha ayaa waxa waraysigiisa waxa uu kaga hadlay Arimo badan oo xaaladda Magaalada waxaana uu uwaramay Cumar Laki Man oo ku sugan Studiyaha Daljir ee Caabudwaaq.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: