DHEEGYSO-Gudiga gurmadka abaaraha gobolka Mudug oo Alminhaaj lacag ka gudoomey

Galkacyo, Feb 19 2017-Gudiga gurmadka abaaraha Puntland ee gobolka Mudug ayaa deeq kala wareegey mu’asasada Alminhaaj ee Puntland Fareceeda magaalada Galkacyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com