DHEEGYSO-Deegaamo katirsan gobolka Nugaal oo abaar laga soosheegayo.

Godob-jiraan, Sep 13 2016–Biyo La’aana ayaa aga Soo Sheegayaa Degaanka Godob Caduun Ee GobolkaNugaaal Gudoomiyaha Tuulada Godob Caduun oo radio Daljir Xirir La So Sameeyay ayaa Shegay inay Degaanka Abaart Ba.ani Ka Jirto .

Gudoomiyuhu Wxuu  SHeegay in Degaanka Dadkii Daganaa ay Biyo La,aan uga Guureen Wxuu Dawlada Puntland ka Codsaday inay Si Deg Deg ahh Degaankaas Biyo ay Dawladu u So Gaarsiiso isagoo Sheegay Xooolihii Degaanka ay Gaari Waayeen Degaanadii Ay Biyaha Ka Heli Lahaayeen .
 
Khada Taleevanka ayuu ugu Waramay Cabdi Xakiin Xusein Xasan

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com