Dhallinta Dangoroyo, Maanka Dadweynaha & Makrafoonka Daljir

Dhallinta Dangoroyo, Maanka Dadweynaha & Makrafoonka Daljir

Waxaa Todobadankan mankooda bannaanka soo dhigaya dadweynaha Dangorayo, waxayna nala qaybsadeen hormarka ka socda deegaanka, dhan jidad iyo dhanka waxbarashada iyo waliba ammaanka.

Maxamuud Fantastic ayaa todobadankaan booqday Dangorayo, kana soo diyaariyey warbixinta soo socota.

Hoos ka dhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 6
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com