Site icon Radio Daljir

Dhalinyaro Kufsi Wadareed lagu Eedeeyey oo Galmudug Gacanta ku soo Dhigtay (Sawirro & Codad)

Taliyaha Qeybta Booliska gobolka Mudug ee Galmudug ayaasheegay in ciidanka Booliska Galmudug ay gacanta ku dhigeen rag sida uu sheegay kufsi iyo jirdil ugu geystay magaalada Gaalkacyo gabar Soomaaliyeed.

Taliyaha ayaa sheegay in tirada ragaan ay gaarayaan ilaa iyo 5-ruux islamarkaana falkaasi ay u geysteen gabadha Soomaaliyeed xilli ay ku sugneyd magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

COD+SAWIRRO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5904dc86030100524b93e58d/kufsi.mp3?_=1

Exit mobile version