Dhalinyarada isxilqaamayaasha Puntland oo Carmo Shir uga furmay (dhegayso)

Dhalinyarada isxilqaamayaasha Puntland oo Carmo Shir uga furmay (dhegayso)

Dhalinyarada isxilqaamayasha Puntland oo ah dhalinyaro ku bahoobay sidii dhulkooda u qurxin lahayeen ayaa maanta shir uga furmay magaaladda Carmo ee gobalka Bari.

Cabdulaahi Cali Cartan oo ah Hogaamiyaha dhalinyaradaas ayaa Daljir uga waramay qaabku u furmay shirkaas ,iyo waxyaabaha looga hadli doono intu socdo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com