Site icon Radio Daljir

Dhahar: Wasiirka Qorshaynta DFS Jamaal Maxamed Xassan oo dhagaxdhigay garoonka diyaareed

Wasiirka Qorshaynta DFS Jamaal Maxamed Xassan oo xalay ku hoyday degmada Dhahar ee gobolka Sanag ayaa saaka dhagaxdhigay garoonka diyaareed.

Exit mobile version