DHAGYSO:Faahin-Faahin laga Helay Weerar Ismiidaamin Ah oo Muqdisho ka Dhacay

Burtinle, 27, Febru, 2016 -(Daljir)_Magaalada Muqdisho xalay fiidkii waxaa kadhacay laba qarax oo is xig xiga kuwaasoo kadhacay arida hore ee hotel SYL.
 
Qaraxa koowaad ayaa dhacay kahor sideedii fiidnimo  wuxuuna ahaa Qarax lagu soo raray gaari kuwa xamuulka ah halka qaraxa labaadna uu isla meeshii ka dhacay daqiiqado ka dib, khasaaraha qaraxyadai ay geysteen weli si dhab ah looma oga waxaase goobta soo gaaray baabuurta ambalaska loo yaqaan kuwaasoo mesha dad dhintay iyo kuwo dhaawac ahba ka qaaday.
 
Waxaa arintaas Dajir uga waramay Faarax Dara daro oo ah sarkaal ka tirsan ciidanka booliska ee soomaaliya oo ku sugna meel aan sidaas uga fogayn halka qaruxu kadhay.
 
JFA ayaa wareystay.
 
Dhagayso

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com