DHAGEYSO:Xildhibaan Yaasiin Cabdi Seed oo Dowladda Somaliya ku Dhaliilay wax-kabadalka Dastuurka

Boossaaso, 21, Febru, 2016 -(Daljir)_Dowladda Puntland ayaa maanta War-sxaafadeed kasoo saartay wax ka bedelka lagu sameeyay Dastuurka Somalia, kaasoo ay ku sheegeen inaysan qayb ka ahayn wax-ka-bedelka dowladda Soomaaliya ay ku sameynayso 10 cutub oo ka mid ah 15-ka cutub ee Dastuurka Soomaaliya.
 
Puntland ayaa War-saxaafadeedkeeda ku sheegtay inaysan raalli ka ahayn wax-ka-bedelidda ay guddiga Dastuurka Somalia ku sameeyeen cutubyada 4-aad, 5-aad, 12-aad iyo 13-aad, waxayna sheegeen in Cutubyadan Wada-tashi oo keliya wax looga bedeli karo.
 
Hadaba Xildhibaan Yaasin Cabdi Seed oo kamid ah Mudanayasha barlamaanka Puntland ayaa ka hadlay arintan ,waxaana uu canbaareeyay dowladda Somaliya.
 
Dhagayso 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com