DHAGEYSO:Puntland Maxey ku Saluugtay Istanbul ?

Garowe, 23, Febru, 2016 -(Daljir)_Waxaa Maanta Magaalada istaanbuul ee Dalkaasi Turkiga Sirasmi ah ugafurmay shirka Madasha 6aad ee heerka sare ee Madaxda Soomaalida ay isugu tagay.
 
Waxaa Shirka Daaha ka rogay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan iyadoo Shikaasi ay kasoo qaybgaleen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaaraha dawlada Soomaliya, Madax ka socota Maamul goboleedyada qaar,iyo ergo ka socota 50 dal iyo Hey’ado caalami ah. Waxaan uu shirkan uu Socondoonaa Mudo laba Maalmood ah.
 
Hadaba Maxaa laga Filayaa in Shirkan ay ka soobaxaan ?
 
Waasidee aragtida Puntland ee Shirkan ku aadan?
 
Su,aalahasi iyo kuwo kale oobadan ayaa Waxaan Hordhignay P,r,xasan Sheeq cali nuur Barena ka soonoqday jaamacadii lafoole ee dalka  ah nin lasocada Siyaasada Dalka iyo Halka ay Marayso
 
Wariye Xasan Heykal oo ku sugan Daljir Bosaaso ayuu arimahaasi uga Waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com