DHAGEYSO:Garaad Cabdulaahi Cali Ciid oo Ku Baaqay in la Casilo Michael Keeting

Bosaaso, 13, Febru, 2016 _(Daljir)_Garaad Cabdulaahi Cali oo kamid ah Isimada Puntland ayaa ugu baaqay beesha caalamka in xilka laga qaado ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee QM u qaabilsan arimaha Soomaaliya Micheal Keating.


Garaadka ayaa tilmaamay in micheal keating iyo Dowladdiisa Ingiriisku aysan dhex-dhexaad ka ahayn arimaha Soomaaliya waxaana uu ku eedeeyey Micheal Keating in uu kala Qaybinayo Soomaaliya.


Dhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com