(DHAGEYSO) Xildhibaan Cabdilladiif Muuse Nuur oo si adag uga hadlay xarigii Radio Daljir

Muqdisho June 30, 2016 Xildhibaan Cabdiladiif Muuse Nuur Yare oo ka mid ah Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya, kana soo jeeda gobalka Mudug ayaa walaac ka muujiyey caburinta Saxaafadeed ee Madaxweyne Gaas ay Xukuumadiisu ku hayso Saxaafada Madaxa banaan.

Xildhibaanka oo la hadlay Radio Daljir ayaa sheegay in talaabada lagu xiray Raadyaha loogu dhageysiga badan yahay Puntland ee Daljir uu yahay go’aan sax aheyn, loona baahnaa in wado sharci ah loo maro.

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com