DHAGEYSO: Wasiiradda cusub ee Jubbaland oo La taageeray

Muqdisho May 19, 2016 Xubno ka tirsan Odayaasha dhaqanka ee gobalada Jubbooyinka, kuna sugan magaalada Muqdisho lana hadlay Radio Daljir ayaa soo dhaweeyey go’aanka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe uu ku magacaabay xubnaha gollihiisa Xukuumadda.

Odayaashan ayaa sheegay in wado sax ah loo maray dhismaha gollaha Xukuumadan, ayna taageeri doonaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com