(DHAGEYSO WAREYSI) Laamaha Amniga ee gobalka Mudug oo ka hadlay Amaanka Gaalkacyo

Gaalkacyo June 11, 2016 Xaaladda amaanka ee magaalada Gaalkacyo ayaa faraha ka baxday, waxaana Asbuucii hore dhamaadkiisii lagu dilay magaaladas Gudoomiyihii Haweenka gobalka Mudug Dhudi Yuusuf Aadan oo uu dilay nin hubeysan.

Taliyaha ciidamada Birmadka ee gobalka Mudug G/sare Cabdirashiid Xassan Xaashi ayaa sheegay in ay caqabado badanka haystaan sugida amaanka magaalada.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com