(DHAGEYSO) Wararkii ugu dambeeyey ee fadhiga baarlamaanka Soomaaliya

Muqdisho May 21, 2016 Baarlamaanka Soomaaliya ayaa hadda kulan adag ku leh Aqalka Baarlamaanka oo ay uga doodayaan arrimaha ku saabsan habraaca doorashada dalka, iyadoo la og yahay in ay aad ugu kala qeybsan yihiin dhinacyadu arrintan.

Wariyaheena Aamino Ladan oo kusugan guriga baarlamaanka ayaa goor dhaw waxay faahfaahin ka bixisey sida ay wax uga socdaan Aqalka baarlamaanka faderaalka ee Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com