Site icon Radio Daljir

(DHAGEYSO) Wararkii ugu dambeeyey ee dagaaladii Dharkayn Sool

June 6, 2016 Xaaladda ayaa degan deegaanka Dharkayn ee gobalka Sool, halkaas oo ay ku dagaalameen sadexdii maalmood ee lasoo dhaafay beelo ka soo wada jeeda gobalkaas, waxaana ilaa hadda la xaqiijiyey dhimashada in ka badan 20 ruux oo ah dhinacyadii dagaalamayey.

Odayaasha dhaqanka ayaa codsadey in dagaalkan si deg deg ah loo joojiyo, iyadoo ay dhinacyadu xoogga saarayaan sidii ay wax uga qaban lahaayeen arrimahan.

https://daljir.com//resources2/files/Waraysi%20Cali%20Sh%20Maxamed.MP3?_=1
Exit mobile version