Site icon Radio Daljir

(DHAGEYSO) Odayaasha Carmo & Gallan maxaa dhexmaray

Carmo June 22, 2016 Odayaasha Dhaqanka ee magaalada Carmo ayaa la kulmay Cabdisamad Maxamed Gallaan oo shalay ciidan hubeysan ku gaaray magaalada Carmo ee gobalka Barri, halkaas waxay ku yeesheen shir looga hadlayo Nabadda iyo daganaanshaha oo la wada dhawro.

Nabadoon Maxamed Quurshe oo kamid ah Odayaasha Carmo ayaa u sheegay Radio Daljir in uu Gallan doonayo wada hadal, aysana jirin wax dhib ah oo hadda ka taagan magaalada Carmo iyo guud ahaan gobalka Barri.

https://daljir.com//resources2/files/Quurshe.mp3?_=1
Exit mobile version