(DHAGEYSO) M/weyne Xasan Sheekh oo arrin xasaasi ah lagu eedeeyey

Garoowe June 23, 2016 Madaxweynaha dawladda Faderaalka Md Hassan Sheekh Maxamuud ayaa lagu eedeeyey in uu doonayo in uu saxiixo heshiis bixinaya qeyb ka mid ah Badda Soomaaliya, waxaana sidaas ku eedeeyey Daahir Ciiro oo horey u soo noqday Mudane ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya.

Mr, Ciiro oo tagay Xarunta Radio Daljir ee Garoowe ayaa ku eedeeyey Madaxweynaha Jamhuuriyada Faderaalka in qorshahaas uu yahay mid dhaxalsiin kara dalka xaalad khatar ah.

 

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com