Site icon Radio Daljir

DHAGEYSO: Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo gaaray Boosaaso, kana hadlay Wada hadalada Garoowe

March 30, 2016 Madaxweyne kuxigeenka dawladda Puntland Eng AbdiXakiim Xaaji Cumar Camey oo soo gaaray magaalada Boosaaso, wuxuu sheegay in aysan wali xirmin Albaabada wada hadalka Arrimaha Siyaasada ee Soomaaliya.

Madaxweyne kuxigeenku wuxuu sheegay in aysan marnaba ka tanaasuli doonin go’aankoodii in aan la qaadan nidaamka 4.5, isagoo cadeeyey in aysan jirin wax horumar ah oo laga gaaro wada hadalada Garoowe.

 

https://daljir.com//resources2/files/Cameey.mp3?_=1
Exit mobile version