DHAGEYSO: Madaxweyne Gaas oo ka hadlay ujeedada safarkiisa Muqdisho

May 18, 2016 Madaxweynaha dawladda Puntland Cabdiwali Maxamed Ali Gaas ayaa u dhoofay magaalada Muqdisho ee caasumada dalka Soomaaliya, isagoo halkaas uga qeybgali doono shir ay yeelan doonaan Gollaha Amaanka ee Qaramada Midowbay.

Madaxweynaha Puntland wuxuu Wariyaasha u sheegay in arrimaha doorashada ee soo socota laga wada hadl doono.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com