(DHAGEYSO) Madaxweyne Gaas oo furay Kalfadhigii baarlamaanka Puntland

Garoowe June 15, 2016 Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Abdiweli Maxamed Ali Gaas ayaa furay maanta kalfadhiga 37aad ee mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya, wuxuuna si weyn uga hadlay arrimaha Amniga, Siyaasada, Kaabayasha dhaqaalaha dhismaya, Waxbarashada & Arrimo kale oo muhiim ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com