(DHAGEYSO) Guddiga Arrimaha Bulshada & Dawladdaha Hoose ee Baarlamaanka PL oo ka hadlay Xirnaanshaha Radio Daljir

Gudoomiye kuxigeenka guddiga arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee baarlamaanka Puntland Maxamed Axmed Jacayl ayaa nasiib darro ku tilmaamay in si sharci darro lagu xiro idaacadda radiyow Daljir.
 
Xildhibaanka ayaa sheegay in ay Saxaafadu khaldami karto, balse ay jirto Wadiiqo loo maro si loo saxo, wuxuuna sheegay in talaabada Wasaaradda Warfaafintu tahay mid sharci darro ah.
 
Mar uu ka hadlayay hanjabaaddii wasiirka uu usoo jeediyay radio Daljir ayaa sheegay inay khalad tahay awoodda wasiirnimo inuu si gaar ah u adeegsado.
 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com