DHAGEYSO: Ganacsatada Gaalkacyo oo cabasho muujiyey

Gaalkacyo May 16, 2016 Roob Mahiigan ah ayaa xalay ka da’ay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug, waxaana saaka Ganacsatada iyo Dadweynaha magaaladu ay cabasho ka muujiyeen roobabkaas oo biyo xoog badan dhex-dhigey jidadka magaalada.

Biyo xoog badan ayaa dhex jiifa gudaha magaalada, waxaana dawladda Hoose ee Gaalkacyo laga codsaday in ay wax ka qabtaan arrimahan.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com