Site icon Radio Daljir

DHAGEYSO: Faahfaahin ku saabsan wada hadalada M/weynaaasha Somalia & Kenya

Nairobi June 9, 2016 Hoggaamiyaasha Soomaaliya & Kenya ayaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay lahaa wada hadalo ku saabsan xaaladda xariirka labada dhinac, si gaar ah ayay labada dhinac uga wada hadleen arrimaha Qaxootiga, Amaanka iyo iskaashiga caalamiga ah.

Kenya waxay doonaysaa in xerada Qaxootiga ugu weyn ee dalkaas kutaala oo ay ku jiraan Kumanaan Soomaaliyeed la xiro, dibna loogu celiyo gudaha Soomaaliya, laakiin taas dawladda Faderaalku wey ka soo horjeeda.

https://daljir.com//resources2/files/DAA%2CUUD%20AWEYS%20.mp3?_=1
Exit mobile version