DHAGEYSO: Faahfaahin ka soo baxaysa qarax saaka ka dhacay magaalada Muqdisho

Muqdisho May 9, 2016 Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax saaka ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho, kaas oo geystay dhimasho iyo dhaawac, sida ay sheegayaan wararka laga helayo laamaha amniga ee gobalka Banaadir.

Afhayeenka gobalka Banaadir Cabdifitaax Xalane ayaa sheegay in ay ciidamada Amnigu fashiliyeen weerarkaas oo la donayey in lagu weeraro dhisme ay leeyihiin ciidamada Ilaalinta Wadooyinka.

Mr, Xalane ayaa sheegay in ay adkeyn doonaan amniga guud ee gobalka Banaadir, wuxuuna cadeeyey in ay xooga saarayaan sidii kooxahan looga hortagaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com