(DHAGEYSO) Dawladda Puntland oo Amaro cusub kusoo rogtay Saxaafada Madaxa banaan

Garowe June 22, 2016- War qoraal ah oo maanta laga soo saaray Wasaaradda Warfaafinta ee dawladda Puntland ayaa lagu amray Warbaahinta Madaxa banaan ee kashaqeysa gudaha Puntland in aan la baahin Karin oo aan la wareysan Karin shaqsiyaad ay dawladdu sheegtay in ay doonayaan in ay burburiyaan amaanka iyo daganaanshaha dalka.

Wasiirka Warfaafinta oo la hadlay Radio Daljir ayaa sheegay in ay talaabo cad ka qaadi doonaan cid kasta oo jabisa amarada dawladda ka soo baxay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com