(DHAGEYSO) Dagaalada Dharkayn ee Gobalka Sool oo baaq laga soo saaray

Garowe June 5, 2016 Dagaalo geystay dhimasho iyo dhaawac ayaa maalmihii ugu dambeeyey ka socday deegaanka Dharkayn ee gobalka Sool, waxaana ku dhintay in ka badan 30 qof oo ah dhinacyada dagaalamaya.

Odayasha dhaqanka ee gobalada Puntland ayaa maanta baaq qeylo dhaan ah ka soo saaray dagaaladan, waxa ayna sheegeen in looga baahan yahay dhinacyadu in ay dagaalada joojiyaan.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com