Site icon Radio Daljir

(DHAGEYSO) Dadkii ka dambeeyey Qaraxyadii Daallo oo la xukumay

Muqdisho May 30, 2016 Maxkamadda ciidamada Qalabka sidda ee dawladda Soomaaliya ayaa xukuntay dad ku eedaysnaa in ay ka dambeeyeen qaraxii lala beegsaday Shirkada Daallo Airlines 20-kii Feb markii ay ka duushay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.

https://daljir.com//resources2/files/Maxkamadda.mp3?_=1
Exit mobile version